Hanjabaadii Madaxweyne Siilaanyo oo isu bedeshay waan waan Dublamaasiyadeed
June 19th, 2013 | WARARKA | No Comment
Hargeysa Magudhenews Hanjabaadii Madaxweyne Siilaanyo oo isu bedeshay waan waan Dublamaasiyadeed oy gadh-wadeen ka yihiin Madax dhaqameed iyo Ganacsato
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Odayo ka socda Gobolka Saraar ...
Waxaa uu madaxwaynahaasi(Cigaal) maalintaas uu borame ka yimi ee uu hoolkaa nagula shiraayay noo qiray
June 19th, 2013 | ku qor qalinak | No Comment
Burco Magudhenews Waxaa uu madaxwaynahaasi(cigaal) maalintaas uu borame ka yimi ee uu hoolkaa nagula shiraayay noo qiray,wuxu yidhi maxaa loo lahaa dawladi ma jirto C/raxmaan Axmed Cali waa lala shaqayn ...
Qaramada Midoobay maxey katiri Weeraradii Ismiidaaminta ahaa ee Maanta lagu qaaday Xaruntooda Magaalada Muqdisho?
June 19th, 2013 | WARARKA | No Comment
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Q.M u qaabilsan soomaaliya UNSOM Nicholas Kay,ayaa cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta qaramada midoobay ku lahayeen magaalada muqdisho.
Mr Nicholas Kay ayaa sheegay ...
Madax-wayne ku xigeenka Oo Cambaareeyay Dil fool xun Oo Habeen hore ka dhacay Xariirad
June 19th, 2013 | WARARKA | No Comment
Boorama, (Magudhenews)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Cabdiraxmaan Aw-cali Faarax ayaa socdaal ku tagey magaalada Boorama ee xarunta ...
Al-shabaab ayaa sheegatay inay mas’uul ka tahay weerarka lagu qaaday UNDP Muqdisho
June 19th, 2013 | ku qor qalinak | No Comment
Muqdisho (Magudhenews) — Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay inay mas’uul ka tahay weerarka lagu qaaday xarunta hay’adda horumarinta QM ee UNDP ay ku leedahay Muqdisho, iyadoo sarkaal u hadlay uu sheegay inay ...
Kooxo hubeysan ayaa weerar ku qaaday maanta xarunta hay’adda UNPD ee Muqdisho
June 19th, 2013 | WARARKA | No Comment
Arbaco, Juun 19, 2013 (MGN) — Kooxo hubeysan ayaa weerar ku qaaday maanta xarunta hay’adda UNPD ee Muqdisho oo u dhexeysa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde iyo isgoyska mashquulka badan ...
Baarlamaanka Somalia oo ka Qaybgalaya 20-sano Kaddib shirka ACP-EU
June 19th, 2013 | WARARKA | No Comment
Arbaco, Juun 19, 2013 (MGN) — Wafdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay 20-sano kaddib ka qaybgalaya shirka ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium oo ...
prof. Axmed Ismaaciil Samater iyo wefti balaadhan oo lagu so dhaweyey Ceerigabo
June 18th, 2013 | WARARKA | No Comment
Caarigaabo (MGN): Prof. Axmed Ismaaciil Samater iyo wefti balaadhan oo la socda oo muddooyinkanba socdaal indha-indhayn ah ku marayay gobolada Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolak Sanaag, ...
Jaamacadda Hargeysa oo Maanta soo Gabagabeysay Kulan looga hadlayay Dowlad-dhisidda iyo Nabadda
June 18th, 2013 | ku qor qalinak | No Comment
Talaado, Juun 18, 2013 (MGN) — Jaamacadda Hargeysa, kuuliyaddeeda nabadda iyo khilaafaadka ayaa maanta soo gabagabeeysay shir laba cisho u socday dalalka Somaliland, Soomaaliya, koonfurta Suudan iyo Suudaan, kaas oo lagaga ...
Somaliland oo dib u celisay Diyaarad Ogolaasho ka soo Qaadatay Dowladda Somalia oo ku degi lahayd Garoonka Hargeysa
June 18th, 2013 | WARARKA | No Comment
Talaado, Juun 18, 2013 (MGN) — Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland ayaa maanta markii ugu horreysay u diiday inay madaarka Hargeysa fadhiisato diyaarad ogolaanshiyo kasoo qaadatay dawladda Soomaaliya, isla markaana sheegtay ...
Fadhigii G.Wakiilada Somaliland Oo Maanta Cod Gacan taaga u Qaaday Xeerka Maamuuska Madaxweynaha, Madaxweyne Kuxigeenka iyo Mudanayaasha Barlamaanka
June 18th, 2013 | WARARKA | No Comment
Hargeysa(MGN):-Fadhigan oo uu Shir-gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), ayaa cod aqlabiyada ku ansixiyey xeerka maamuuska madaxweynaha, madaxwyne ku xigeenka iyo mudanayaasha Baarlamaanka ee xeer No.62/2013.
Waxana Golaha ka ...
Xulalka Maroodijeex iyo Howd oo isku soo Hadhay Finalka Ciyaaraha Somaliland Kadib Markay Ka Talaabsadeen Xulalka Gabilay iyo Daadmadheedh
June 18th, 2013 | CAYARAHA | No Comment
Hargeysa(MGN):-Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) ayaa galabta u gudbay ciyaarta kama damaysta ee tartanka Ciyaaraha goboladda Somaliland, ka dib markii ay 2-1 kaga Talaabsadeen xulka Gobolka Gabiley oo ...
Madaxweynaha Somaliya oo Ka qayb Galay Shirka Wadamada G8-ka
June 17th, 2013 | WARARKA | No Comment
Madaxweeynaha Somalia Xassan sheekh Maxammuud ayaa ka qeybgalay kulamo hor u dhac u haa shirka waddamada ugu dhaqaalaha weyn dunida ee loo yeqaanno G8.
Shrikaasi ayaa maanta ka furmay woqooyiga Ireland.
Madaxweeynaha ...
Madaxweynaha Somaliland Oo Ammar Ka Soo Saaray Dhulka Danta Guud ee Berbera
June 16th, 2013 | WARARKA | No Comment
HARGEYSA (MGN)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ammar ka soo saaray dhulka danta guud ee Magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.
Madaxweynuhu waxa ...
Madaxweyne Somaliland Oo Dhaqan geliyay Xeerka Tiro-koobka
June 16th, 2013 | WARARKA | No Comment
HARGEYSA (MGN)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhaqan geliyay xeerka Tiro-koobka oo ay hore u ansixiyeen Goleyaasha Baarlamaanka ee Wakiiladda iyo Guurtidda.
Afhayeenka Madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ...
Daad Madheedh iyo Howd Oo u Gudbay Semi finelka Tartanka ciyaaraha somaliland
June 16th, 2013 | CAYARAHA | No Comment
Hargeysa(MGN):-ciyaartooyada gobolada hawd iyo daadmadheedh ayaa u gudbay wareega semifinelka kadib markay dhaafeen xulalka gobolada badhan iyo salal taaaso ay dhex martay maanta ciyaaro xiiso badan oo adag ciyaarta ay ...
Saddex Doonyod oo Ay Saarnayeen 200 oo Tahriibyaal Reer Somaliland ayaa ku qarqoomay Badda Liibiya. 06/16/2013
June 16th, 2013 | WARARKA | No Comment
Saddex Donyood oo ay saarnayeen Tahriibayaal Reer Somaliland oo gaadhaya ilaa 200 Qof Ayaa Badankoodu ku qaraqmeen Badda u dhexeysa Liibiya iyo Talyaaniga.
Tahriibayashan ayaa khamiistii waxay ka baxeen Xeebaha Dalka ...
WADAN KA FINALAND OO NOQAY DALAKA UGU BADAN YURUB EE QAXOONTIGA SIIYEY DHALASHADA AM SINJIYAD
June 16th, 2013 | WARARKA | No Comment
Waxaa soo batay tirada dadka lasiiyo jinsiyada ama dhalashada dalka Finland. Sanadkii hore ee 2012 waxaa dhalashada dalka Finland helay dad tiradoodu ku dhawdahay 10 000 oo qof, waana sanadkii ...
Ciidamada dowladda iyo maleeshiyo beeleed ayaa xilligan dagaal ku dhex maraya duleedka Jowhar,
June 16th, 2013 | WARARKA | No Comment
Ciidamada dowladda iyo maleeshiyo beeleed ayaa xilligan dagaal ku dhex maraya duleedka Jowhar, kadib markii saaka dad xoolo dhaqato ah lagu dilay duleedka magaalada, kaasoo xiisad weyn ka dhaliyay magaalada.
Sida ...
Saacid ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway
June 15th, 2013 | WARARKA | No Comment
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Kjell Magne Bondevik oo hada ah gudoomiyaha Xarunta ...
gabaygani wuxuu ka turjumayaa yurub iyo dhibkeeda , waxana tiri abwaanka da dayar ee,( Abdirazaq Haji Ibrahim)
June 15th, 2013 | GABAYO | No Comment
Yurub iyo dhibkeedii
Yaabnaye ma aragteen
Umad wada yabaal badan
Yaabnaye ma aragteen
Oday yuururuun badi
Yaabnaye ma aragteen
Dumar wada yaraan jecel
Yaabnaye ma aragteen
Yoolyoolka Beelaha
Yaabnaye ma aragteen
Yaryar aan afkii baran
Yaabnaye ma aragteen
Yabadh aan la siin ...
TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA AXMED CARWO
June 15th, 2013 | WARARKA | No Comment
TACSI GEERIDA XILDHIBAAN AXMED IBRAHIM DAAHIR
Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum
XILDHIBAAN AXMED IBRAAHIM DAAHIR (AXMED WEYNE) ka tegay meel kasta ...
Xulalka Hargeysa iyo Gabiley Oo Ka Gudbay Wareega 8aad
June 15th, 2013 | CAYARAHA | No Comment
HARGEYSA (MGN)-Xulalka Maroodi Jeex iyo Gebilay ayaa u soo Gudbay Wareega afaraad ee Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Ka Socda Garoonka Hargaysa Stadium.
Ciyaarta hore ayaa dhex martay Xulalka Gobolada Maroodi ...
Madaxweyne Silaanyo Oo Kaqayb Galay Aaskii Marxuum AXMED WEYNE
June 15th, 2013 | WARARKA | No Comment
Hargeysa(MGN)::-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamuud Silaanyo Ayaa maanta ka qayb galay aaska marxuum Axmed weyne oo xalay ku geeryooday magaalada hargeysa laguna aasay isla magaalada harygeysa waxaanu madaxweynahu u ...
Madaxweyne Silaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Kulan Kula Yeeshay Ardayda Dhagoolayaasha Ee Waxkabarta Dugsiyada Kuyaala Hargeysa,Boorama iyo Burco
June 15th, 2013 | WARARKA | No Comment
Hargeysa(MGN):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan balaadhan ugu sameeyey Ardayda Dhagoolayaasha Somaliland oo ka kala socday 5 Dugsi oo ka kala yimid Gobolada ...
Waxa ayaan daro ah inaanu googaalaysano
June 14th, 2013 | ku qor qalinak | No Comment
Waxa ayaan daro ah inaanu googaalaysano Somaliland-tii aanu dhashanay anagoo kala hadlayna xaqayagii,Miyaanay ka khajilayn madaxda joogtaa duruufta dhabta ah ee hor taala(Qaar ka mid ah Mujaahidiintii SNM)
Qaar ka mid ...
Isku Aadka Ciyaaraha Goboladda wareega 8-da Kooxood Ee Kubada Cagta Oo La Shaaciyay
June 14th, 2013 | CAYARAHA | No Comment
HARGEYSA (MGN)-Tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland oo maraya wareegii quarter finalka ama wareega 8da kooxood, ayaa la soo saaray qorituurka 8da gobol ee u soo gudbay wareegan.
War maanta ka soo baxay ...
Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo shacabka ugu baaqay inay caruurta ka Tallaalaan Cudurka Dabaysha (SAWIRRO)
June 14th, 2013 | WARARKA | No Comment
Jimco, Juun 14, 2013 (MGN) — Wasiirka caafimaadka Somaliland, Dr:Xuseen Muxumed Maxamuud (Xuseen Xoog), ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay caruurtoodda ka talaalaan cudurka Dabaysha oo uu sheegay inay dalalka ...
Ciyaartoydii Togdheer oo Xorriyadoodii Helay iyo Kabtanka Kooxda oo ka hadlay sababihii loo Xiray
June 14th, 2013 | CAYARAHA | No Comment
Jimco, Juun 14, 2013 (MGN) — Ciyaartoygii gobolka Togdheer oo maalmihii u dambeeyey ku jiray xabsiga Mandheera, ayaa shalay dib xoriyadoodii loogu soo celiyey.
Ciyaartoyga la xidhay ayaa ka koobnaa 20 ...
Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga lagu wareejiyo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho
June 14th, 2013 | WARARKA | No Comment
Jimco, Juun 14, 2013 (MGN) — Kulan golaha wasiirrada xukuumada Somalia ay ku yeesheen Muqdisho shalay oo Khamiis ahayd ayay ku go’aamiyeen in shirkad laga leeyahay dalka Turkiga lagu wareejiyo ...

















