Telesom log

Home » Archives by category » QURAN

Culimada Waaweyn ee Ansaarudiinka Oo Bulshada u Direy Baaq ku Saabsan U Diyaar Garowga Dhalashada Nabiga(NKH) Soona Dhaweeyey Curashada Sanadka Cusub  ee islaamka

Culimada Waaweyn ee Ansaarudiinka Oo Bulshada u Direy Baaq ku Saabsan U Diyaar Garowga Dhalashada Nabiga(NKH) Soona Dhaweeyey Curashada Sanadka Cusub ee islaamka

Hargeysa(MGN)Culimada Waaweyn ee Ansaarudiinka magaalada Hargeysa  ayaa maanta ka hadley Soo dhaweynta Curashada Sanadka Cusub ee islaamka iyo udiyaar garowga Xuska Dhalashada Rasuulka (SCW).Culimada ansaarudiinku sidaasi waxay kaga hadleen kulan ay maanta ku qabteen  Xaruntooda guud ee magaalada Hargeysa Culimadan ayaa sheegay  in ay mihiim tahay in la soo dhaweeyo Xuska dhalashada Rasuulka ee fooda inagu soo haysa […]

Waran Cade oo edeyey Maxkamada Somaliland

Hargaysa(Magudhenews) Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Soomaaliland  Cali Maxamuud Waran-cadde oo shir jaraa’id warbaahinta ugu qabtay gudaha magaalada Hargaysa ee xarunta maamulkaas ayaa eedeyn kulul u jeediyay Maxkamadaha maamulka Soomaaliland wuxuuna sheegay inay laaluusha ka qaataan eedeeysanayaasha ay soo xiraan ciidamada Booliska maamulka Soomaaliland Cali Maxamuud Waran-cadde wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday in […]

Malaayiin muslimiin ah oo isaga yimid daafaha dunida ayaa ku sugan Banka Carrafo

Malaayiin muslimiin ah oo isaga yimid daafaha dunida ayaa ku sugan Banka Carrafo

Isniin, Oktoobar 14, 2013 (Magudhenews) — Malaayiin muslimiin ah oo isaga yimid daafaha dunida ayaa ku sugan Banka Carrafo si ay u gutaan waajibaadka Xajka oo ka mid ah tiirarka ay ku taagan tahay diinta Islaamka, kuwaasoo maanta oo dhan halkaas ku sugnaan doona. Xujeydan ayaa waxay ka kala yimaadeen Qaaradaha dunida oo inkastoo ay […]

DIINTA IYO JIHAADKA SH UMAL Daawo

DIINTA IYO JIHAADKA SH UMAL Daawo

golaha Wakiiladda Somaliland oo mooshin ka dhan ah Madaxweynaha u gudbiyey shirgudoonka golahaasi

  Khamiis, September 19, 2013 (MGN) — Xildhibaanno ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa shirgudoonkoodda usoo gudbiyey mooshin loogu yeedhayo madaxweynaha si goluhu wax uga waydiiyo qodobo muhiiim ah oo khuseeya xaaladdda dalka. Mudanayaashan mooshinka keenay oo ka kooban 11 xildhibaan ayaa madaxweyne Axmed Siilaanyo ka dalbaday inuu golaha horyimaado, waxaanay sheegeen inay mooshinkaasi waafajiyeen […]

Gabadh niqaaban oo loo sidayn wayay ninkeedi oo dhawacmay Hargeysa

Gabadh niqaaban oo loo sidayn wayay ninkeedi oo dhawacmay Hargeysa

Haweeney Xijaaban Oo Loogu Soo Qaylyay Sayigeeda Oo Dhaawacmay Oo Loogu Siin Dayn Waayay Dhakhtarka UN-ta Ee Hargeysa Maadaama Oo Ay Niqaabnayd Hargeisa()- Haweenay xijaaban oo uu qabo nin u shaqeeya UN-ta oo dhaawac soo gaadhay lagaga daweenayay dhakhtarka UN-ta ee Hargeysa ayaa loo diiday inay u gudaha u gasho dhakhtarka maadaama oo ay xijaabnayd. […]

Nin 610 kg ah oo Sucuudiya oo Diyaarad khas ah dhakhtar logu geyey Amerika

Nin 610 kg ah oo Sucuudiya oo Diyaarad khas ah dhakhtar logu geyey Amerika

Sucudiga Magudhenews Nin Sucuudiga u dhashay oo miisaankiisa lagu qiyaasay 1,345 Pounds oo u dhiganta 610 kg,  ayaa boqorka Sucuudigu u dalbaday diyaarad khaas ah oo lagu geeyo cusbitaalka si loogu daaweeyo. Boqor Cabdullah ayaa diyaarad si khaas ah u qalabaysan u diray ninkan buurnidu aafaysay ee la yidhaa Khalid Mohsin Shaeri oo ka mid […]

Warqaddani waxey ka timid sacuudiga

Mahad qaali ah Alle ayaa iska leh , ka faa’iideyso fursaddan qaaliga ah walaalayaasha mulimiinta ahaw, Warqaddani waxey ka timid sacuudi carebiya waxeyna ku socoaa dadka islaamka ah oo rag iyo dumarba leh Sheikh Axmed-daad oo ah ilaaliyaha qabriga nebiga (CSW) ayaa waqti habeen ah markuu tukaday salaatul-leyl kadib . Nebiga (CSW) ayaa yiri sheekh […]

Tartankii Bisha Ramadaan Oo Maanta lagu qabtay Xarunta Ansaaru-Diinka Ee Magaalada Hargeysa

Xaflad Abaal Marino iyo Jaa’isado lagu Gudoosiinayey ardaydii kaalmaha Hore ka Gashay Tartankii Bisha Ramadaan Oo  Maanta lagu qabtay Xarunta Ansaaru-Diinka Ee Magaalada Hargeysa Hargeysa(MGN)-Xaflad Abaal Marino iyo Jaa’isado lagu gudoosiinayey ardaydii kaalmaha hore ka gashay Tartankii Quraanka ,Siirada ,Maxdiga Rasuulka iyo Axaadiista  . Tartankan oo ay soo qaban-qaabisay Jimciyada Waxbarashada Diinigaa iyo Qabanqaabinta Xafladaha […]

RAMADAAN KARIIM

  FADLIGA SOOMKA: Fadliyada soomka waa fara badanyihiin, waxaana ka mid ah inuu Rasuulkeena (SCW) uu yiri: “Haduu ramadaan bilowdo albaabada jannada waa la furaa kuwa naartana waa la xiraa”. Wuxuu kaloo rasuulku yiri: “Qofkii u sooma iimaan iyo ajar dalbid awgeed dambigiisii hore waa la dhaafaa. Wuxuu kaloo yiri nabigeenu (SCW) in jannada uu […]

Tartan Quraanka Kariimka oo lagu soo gabagabeyey Taleex

Sabti, July 06, 2013 (MGN) — Tartan Qur’aanka akhris ah oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Taleex ee gobolka Sool ayaa halkaas lagu soo gabgabeeyay, iyadoo abaalmarinno la guddoonsiiyay afartii arday ee kaalinta hore ka galay tartankaas. Tartankan oo ay ka qayb-qaadanayeen arday ka kala timid magaalooyinka Xuddun, Awr-boogeys, God’aalo, Fiqi-Fuliye, Laasa-curdan, Biyo-guduud iyo […]