Digital StillCameraHargeysa (MGN): Guddiga la tashiga deeqaha ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa  waxay ku sheegeen sida loogu guuleystay mashruuca qiimaynta  horumarinta somaliland BSF  sida loogu geeleysta

warsaxaafadeed ay soo saareen gudidu waxa u dhignaa sidan

1750 codsi oo ay heshay SBF wareegii 1aad, waxaa ku guulaystay 59 mashruuc oo deeqaha yar-yar ah oo u dhigma 2 millyan oo Dollar. Waxaanu rajaynaynaa inay mashaariicdani abuuri doonto inka badan 600 oo shaqooyin, oo seddex meelood marka loo qaybiyo ay qaybi noqon doonto Dumar 40%-na ay noqontoonto Dhalinyaro,40% mashaariicda la taageeray waxay  ka fulayaan Gobolada kale ee ka baxsan Hargaysa.

Mashaariicdu way kala duwan yihiin waxaana ka mida

Beeraha: waraabinta beerah ee casriyeysan si loo soo saaro khudaarta,kiraynta cagaf yada, saliida gabal dayaha, tomato qasaacda iyo kajabtaXoolaha: naaxinta iyo xanaanaynta xoolaha dhaqida digaaga(beedka iyo digaaga) hagaajinta haraga iyo sifaynta caanaha Geela

.Kaluumaysiga :mashruuca carsaanyada, qaboojiye yaasha wax lagu kaydiyo warshadaha kaluunka, beerida kaluunkaXabkaha iyo beeyada: sifaynta uduga , kor u qaadida badeecadaha la dhoofiyo ee xabkaha iyo beeyada

Maamulida iyo hagaajinta xashiishka :ururinta xashiishka iyo dibu hagaajinta meelaha xashiishka lagu qubo dibu noolaynta baytariyada iyo shakalada, dibu cudboonaysiinta taayirada

Macdanta:milixda iodenta leh, soo saarida dhagaxaanta macdanta leh, mooysaxo tayo leh, biyo qodida

Warshadaynta: samaynta tuunbooyin PVC-yada tolida dharka, samaynta finijarka, samaynta kaaryoone yaasha, buugaagta, qurxinta guryaha, samaynta dirayska iskuulada, samaynta daa qadaha iyo al baabada almuniyamta ah, warshada saabuunta, samaynta badeecada hargaha

Tacliinta; barashada technologiyada, aqoonta shaybaadhka dhismaha dhismaha iyo iskuul hoose

Adeegyada: doobiile casriyaysan, xafiisyada xisaabaadka  garoomada da’dan, saymaynta keegaga iyo mac macaanka

Caafimaadka : shaybaadhka , baadhista xanuunada

Mashaariicda aanu soo xulay waxa dibu eegay gudiga la tashiga deeqaha (GAP) oo ka kooban xubnaha hoos ku qoran

Dr. Sacad Cali Shire (Gudoomiyaha Gudiga) Wasiirk qorshaynta

Dr.abdirisaaqa khaliif axmed(Gudoomiye xigeenka ) Wasiirka Ganacsiga

Dr. Cabdi Aw-daahir  wasiir Xanaanada Xoolaha

Prof.Faarax Cilmi Geedoole Wasiirka beeraha

Dr. Siciid Axmed Xasan Mulkiilaha Jaamacada Golis

Foosiya Maxamed Gudoomiyaha SLNMA

Nafiisa Yuusu Nagat NETWORK

SBF  waxay ku talo jirtaa  inay bixiso  deeqaha waaweyn bisha may ee 2013-ka, wareega labaad ee deeqaha yar-yar –ka iyo waaweyn-ka waxaa la filayaa inay noqoto bish june.SBF waxay abaabulaysaa hal abuurida tayo da leh iyo khayraadka ganacsa tada , si loo abuuriyo  shaqooyin loona  kordhiyo dakh liga shacabka somaliland. Sidaa darteed deeqaha waxay ku caawinayaan ganac satada inay abuuraan badeecado cusub, galaan suuqyo wax loo dhoofiyo oo cusub,hagaajiyaan wax soosaarka iyo inay noqdaan kuwo fikrado cusub la yimaada.

Deeqahan waxaa loogu talo galay shaqsiyaadka cadayn kara inay leeyihiin xirfad maamul, awood shaqaale iyo sumcad ganacsi oo soo jireen ah si ay ugu guulaystaan mashaariicdan, mashaariicda waxaa lagu qiimeeyey iyada oo la eegayo suurto gal fikradan ganacsi iyo saamaynta ay horumarku yeelanayso.

SBF  waa qayb muhiima oo ka mida barnaamij-yada  baanka aduunka ee loo yaqaano “private sector re-engagement project phaseII” ku waasi oo taageeraha maal gashiga silsilada wada dheefiga kaluumaysiga  iyo xabkaha iyo beeyada, iska hagaajinta iyo maamulka xashiishka , horumarinta dakeda Berbera iyo  horumarinta adeega dhaqaalaha ee Somaliland.

Barnaamijkan waxaamaal galiyey Danish international development agency,Uk  department for the international development and the bank aduunka  dawladaha iyo nabad dhisida

SBF waxaa fulinaya  LANDELL MILLS  International Development consultants ee xaruntoodu tahay dalka ingiriiska oo ay maamulayaan xubnaha maamul hoosaadka Deeqaha (fund management Unit)

Denis, Fund Mamager

|

Somaliland Business Fund oo shaaciyey qaybtii hore mashaariicda maal galinta oo ahayd $2 million sida loogu guulaystay

Digital StillCameraHargaysa (Waaheen):-Gudiga la tashiga deeqaha (GAP) oo ka kooban, Dr. Sacad Cali Shire (Gudoomiyaha Gudiga) Wasiirk qorshaynta , Dr.abdirisaaqa khaliif axmed(Gudoomiye xigeenka ) Wasiirka Ganacsiga, Dr. Cabdi Aw-daahir  wasiir Xanaanada Xoolaha, Prof.Faarax Cilmi Geedoole Wasiirka beeraha,Dr. Siciid Axmed Xasan Mulkiilaha Jaamacada Golis iyo Maamulaha Deeqahaasi MR Denis Dunn  ayaa war saxaafadee ay si wada jira u soo saareen oo ay ku soo bandhigeen sida loogu guulays mashaariicdaasi wareegeedii 1aad ayaa waxa uu u dhignaa sidan:

Digital StillCameraDigital StillCameraDigital StillCamera1750 codsi oo ay heshay SBF wareegii 1aad, waxaa ku guulaystay 59 mashruuc oo deeqaha yar-yar ah oo u dhigma 2 millyan oo Dollar. Waxaanu rajaynaynaa inay mashaariicdani abuuri doonto inka badan 600 oo shaqooyin, oo seddex meelood marka loo qaybiyo ay qaybi noqon doonto Dumar 40%-na ay noqontoonto Dhalinyaro,40% mashaariicda la taageeray waxay  ka fulayaan Gobolada kale ee ka baxsan Hargaysa.

Mashaariicdu way kala duwan yihiin waxaana ka mida

  • Beeraha: waraabinta beerah ee casriyeysan si loo soo saaro khudaarta,kiraynta cagaf yada, saliida gabal dayaha, tomato qasaacda iyo kajabta
  • Xoolaha: naaxinta iyo xanaanaynta xoolaha dhaqida digaaga(beedka iyo digaaga) hagaajinta haraga iyo sifaynta caanaha Geela.
  • Kaluumaysiga :mashruuca carsaanyada, qaboojiye yaasha wax lagu kaydiyo warshadaha kaluunka, beerida kaluunka
  • Xabkaha iyo beeyada: sifaynta uduga , kor u qaadida badeecadaha la dhoofiyo ee xabkaha iyo beeyada
  • Maamulida iyo hagaajinta xashiishka :ururinta xashiishka iyo dibu hagaajinta meelaha xashiishka lagu qubo dibu noolaynta baytariyada iyo shakalada, dibu cudboonaysiinta taayirada
  • Macdanta:milixda iodenta leh, soo saarida dhagaxaanta macdanta leh, mooysaxo tayo leh, biyo qodida
  • Warshadaynta: samaynta tuunbooyin PVC-yada tolida dharka, samaynta finijarka, samaynta kaaryoone yaasha, buugaagta, qurxinta guryaha, samaynta dirayska iskuulada, samaynta daa qadaha iyo al baabada almuniyamta ah, warshada saabuunta, samaynta badeecada hargaha
  • Tacliinta; barashada technologiyada, aqoonta shaybaadhka dhismaha dhismaha iyo iskuul hoose
  • Adeegyada: doobiile casriyaysan, xafiisyada xisaabaadka  garoomada da’dan, saymaynta keegaga iyo mac macaanka
  • Caafimaadka : shaybaadhka , baadhista xanuunada